Ma ka heshay waxaad baratay?
Daabacaadda Xarfaha
Ma rabi lahayd inaad wax kale Kitaabka ka baratid?
Waxa ad baratay waa qayb yar oo ka mid ah buugga Ku Raaxayso Nolosha Weligeed ah!—Waxbarashada Iyo Wadahadalka Kitaabka.
Buuggan iyo waxbarashadiisa waa bilaa lacag. Waan jeclaan lahayn inaan Kitaabka kula dhiganno meel iyo waqti kuu habboon.
Casharrada Kitaabka waxaad ka baran doontaa mawduucyo badan, sida:
Micnaha nolosha
Sida nabad run ah loo helo
Siday reeruhu farxad ugu noolaan karaan
Wuxuu Kitaabka mustaqbalka inoo ballanqaaday
Haddii ad rabtid buuggan iyo inaad sii wadatid waxbarashadaada Kitaabka, fadlan la xiriir mid ka mid ah Markhaatiyaasha Yehowah ama codsigaaga u gudbi jw.org.